Nin in ka badan 30-Sano gadaal gadaal u socday iyo Sababta keentay (Daawo Sawirada)

In ka badan 30-sano Mani Manithan wuxuu gadaal-gadaal ugu socdaa si loo helo nabad guud oo dunida oo dhammi ka mahdiso. Sannadkii 1989-kii ayuu bilaabay howlgalkiisa gadaal-u-socoshada, kaddib markii rabshado lagu hoobtay ay ka dhaceen gudaha degmadiisa kuwaas oo gilgilay dareenka dadweynaha Hindiya oo dhan. Hadda wuu la qabsaday ugu danbeyntii. Mana karo inuu horay … Continue reading Nin in ka badan 30-Sano gadaal gadaal u socday iyo Sababta keentay (Daawo Sawirada)